Madaxwynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xalay oo Talaado ah khudbad u jeediyey fadhiga wadajirka ee Congress-ka, isagoo soo bandhigay qorshayaasha maamulka uu hoggaaminayo, oo ay ka mid yihiin sida loo gaari karo nabadda Bariga Dhexe iyo Bariga Yurub.